Previous Next





سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر

Maxaa ugu dambeeyay

Dhaqankii Dadkii Suubanaa...
Dhaqankii Dadkii Suubanaa...
Dhaqankii Dadkii Suubanaa...
Dhaqankii Dadkii Suubanaa...
Qofkii Dayaco Quraanka Ciqaabtiisa...
Mideeynta Umada...
Haweneeyda Dhowrsan...
Guurka wanaagsan wuxuu ka bilowda dooras...
Sifooyinka Janada iyo Naarta Q.3...
Sifooyinka Janada iyo Naarta Q.2...
Sifooyinka Janada iyo Naarta Q.1...
Find us on facebook

Abuu Bakar Siddiiq rc

Haddii iimaanka Abuu Bakar miisaan la saaro oo misna iimaanka ummadayda miisan la saaro, waxaa cuslaan lahaa iimaanka Abuu Bakar. Sidaa waxaa yiri Rasuulka Alle SCW. Shaki kuma jira inuu ahaa kii ugu fadliga badnaa uguna iimaan badnaa umadda Nebi Muxammed SCW kadib dhimashadiisii, taana waxaa kusoo arooray axaadiith badan oo muujineysa fadligiisa.

Read More...


Latest Articles
All Articles
Gabdhihii Salafka

Ma tahay Gabdhahihii Salafka ahaa Qeybta 1 aad
Ma tahay Gabdhahihii Salafka ahaa Qeybta 2 aad
Ma tahay Gabdhahihii Salafka ahaa Qeybta 3 aad
Ma tahay Gabdhahihii Salafka ahaa Qeybta 4 aad
Ma tahay Gabdhahihii Salafka ahaa Qeybta 5 aad
Help Center
Cumar Bin Alkhaddaab rc

Dadkii idinka horreeyey waxaa kamid ahaa dad la ilhaamiyo, haddiina uu umaddeyda ku jiro qof la ilhaamiya waa Cumar Sidaa waxaa yiri Rasuulka Alle SCW. Abuu Xafsah Cumar bin Al Khaddaab, waa mid kamid ah saxaabadii suubaneyd ee udgoon badane xabiibkeenii Muxammed SCW. Waxuu ahaa mid kamid ah raggii Rasuulka SCW ka ag dhawaa, waa mid kamid ah tobankii Jannada loogu bishaareeyay iyagoo dunida guudkeeda saaran, iyo weliba amiirkii ugu horeeyay ee Muminiinta oo idil amiir u noqdaa.

Read More...


  • Home
  • Duruus
  • Quraan
  • Video
  • S&J
  • Muxaadao
  • Contacts


  • sisawc ka baro diintaada © 2012 privacy policy terms of use